Qaramada Midoobay Ayaa Sheegtay Tirada Dadka Ku Nool Magaalooyinka Lagu Hareereysan Yahay Ee Suuriya
November 22, 2016 - Written by Berbera Today
Suuriya(Berberatoday.com)-Qaramada Midoobay ayaa sheegtay in tirada dadka ku nool magaalooyinka lagu hareereysan yahay ee Suuriya ay ku dhawaad laba jibaarantay lixdii bilood ee la soo dhaafay, oo ay iminka ku dhow dahay hal Malyan oo qof.
