Sawirka Maanta Wasiir Cukuse Oo Qaadiradii Iyo Soojeedkii Ka Batay Oo Madal Shir Ah Kursi Ku Seexday Iyo Fadeexada Ka Dhalatay
November 22, 2016 - Written by Berbera Today
Sawirka Maanta Wasiir Cukuse Oo Qaadiradii Iyo Soojeedkii Ka Batay Oo Madal Shir Ah Kursi Ku Seexday Iyo Fadeexada Ka Dhalatay
Burco(Berberatoday.com)-Sawirkani waa Gudoomiyaha Xisbiga Kulmiye Ahna Musharaxa Madaxweynaha Xisbiga Kulmiye Mujaahid Muuse Biixi Cabdi, Wasiir Cali Mareexaan, Cabdicasiis Maxamed Samaale iyo Wasiir Cabdillahi Cukuse oo seexday hadaba ninkii seexdaa sacii dibi dhalay
