berberatoday.com
Daawo Muuqalka”Aas Loo Sameeyey Wiil Harraad Ugu Dhintay Goobaha bariga ee Abaarta Saamaysay Iyo Aabbihii Oo Ka Hadlay+Masuuliyiin Ka Qaybgalay
November 23, 2016 - Written by Berbera Today

Coodanle(Berberatoday.com)-Xamse Faarax Gafaadhi  deegaanka Axallaale oo 35KM u jira magaalada Buuhoodle, kuna dhaw Coodanle meesha lagu magacaabo oo ka tirsan gobolka Togdheer, ayey Aaskiisa xalay ka qaybgaleen Masuuliyiinta iyo Maamulka degmada Buuhoodle iyo gobolka Cayn, waxaana halkaa lagaga warramay xaaladda Harraadka ah ee uu Wiilkaasi u dhintay iyo Saamaynta ay Abaaruhu deegaankaas ku yeesheen.

WIIL HARRAAD UGU DHINTAY DEEGAANKA COODANLE OO AAS LOO SAMEEYEY 2016

Aabbaha dhalay Wiilkan ayaa ka warramay markii ay dul-tageen Wiilkaas, ciddii ugu horreysay iyo sida ay xaaladdiisu ahayd, waxaanu sheegay in Meydkiisa oo si aad u daran u tawafay ama u qallalay ay dul-tageen, isagoo Wiilka yar ee dhintay ay da’diisu 13 jir ahayd, isla markaana uu baadi doonay Geel ka lumay, kaasoo markuu soo helay isagoo dhinaca Reerkoodu degganaa u sii wada ay Harraad Naftu uga baxday, kaasoo lagu aasay deegaanka Coodanle.

Masuuliyiinta halkaas ka hadlay, ayaa sheegay in xanuunno abaartu sababtay ka dillaaceen deegaannada nawaaxigaas ee ay Abaartu ka jirto, waxaanannu guud ahaan hadalladii halkaas laga jeediyey iyo Aaskaas Wiilka yar idiinku soo gudbinaynaa Muuqaalkan Hosoe ee Daawasho Habboon:-

aftahaninc@gmail.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews