Daawo Muuqalka”Wasiirka Diinta Iyo Awqaafta Soomaaliland Oo Shacabka Ugu Baaqey In Maalinta Khamiista Dalko Dhan Laga Tukado Salad Roob Doon Ah(DAAWO)
November 23, 2016 - Written by Berbera Today
Hargeysa(Berberatoday.com)-Wasiirka diinta iyo awqaafta soomaaliland oo shacabka ugu baaqey in maalinta khamiista dalko dhan laga tukado salad roob doon ah.