berberatoday.com
Daawo Muuqalka”Soo Dhawayntii Madaxweynaha Ee Laascaanood, Warbixinta Bulshada Iyo Jawaabta Siilaanyo
November 23, 2016 - Written by Berbera Today

Laascaanood(Berberatoday.com)-Madaxweynaha Somaliland iyo Weftiga uu hoggaaminayo ee Safarka la baxay Tabantaabo ee u kuur-galka xaaladda Abaarta iyo Caawinta dadka ay Abaartu saamaysay ku marayey maalmahan gobollada Bariga qaarkood, ayaa gaadhay magaalada Laascaanood ee xarunta gobolka Sool Maanta, halkaasoo Weftigu caawa u hoyan doono, ka dib markii ay maalintii afraad Maanta sii wateen kormeerka iyo caawinta dadka ku dhaqan deegaannada u dhexeeya Sool iyo Saraar.

SOODHAWAYNTA MADAXWEYNE SIILAANYO EE LAASCAANOOD 2016

Madaxweynaha oo si diirran loogu soo dhaweeyey intii aanu gaadhi Laascaanood oo Yagoori lagaga horyimi, ka dib markii uu Warbixinta iyo cabashooyinka dadweynaha reer Sool dhegaystay, ayuu halkaas ka hadlay, waxaanu sheegay inaanay Xukuumad ahaan waxba ka hagran dooninin wixii ay Bulshada u qaban karaan, isagoo ka mahad-celiyey sida loo soo dhaweeyey.

Haddaba, Hadallada Madaxweynaha, Wasiirka arrimaha gudaha iyo qaar ka tirsan Odayaasha Dhaqanka ay soo-dhawayntaas ka dib jeediyeen, waxaannu idiinku soo gudbinaynaa Muuqaalkan Hoose ee Daawasho wacan oo wanaagsan:-

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews