berberatoday.com
War Deg Deg Ah”Dilal Iyo Shilala Gaadiid Oo Dad Ku Dhinteen Oo Hargeysa Ka Dhacay Iyo Taliska Boolisk Somaliland Oo Kawar Bixiyay”Daawo Muuqal
November 23, 2016 - Written by Berbera Today

Hargeysa(Berberatoday.com)-Ala Ha unaxariistee Magaalada Hargeysa waxaa Goor Dhawayd Caawa ka Dhacay Shilal iyo Dilal kala Duwan waxaanay Udhaceen Sidan Sida uu Noo Xaqiijiyey taliye ku Xigeenka Booliska Cabdiraxman Liibaan Fooxle Shilka Kowaad ee ka Dhacay Bariga Malaada Hargeysa Gaadhi iska Rogo ah iyo Gaadhi Tukhaana ayaa Isku Dhacay waxaana ku Dhintay labo Ruux Dilalka……… Nin Shiciba oo Madax Soo Duubtey ayaa Marxuub Shiciba oo Farmasii Haysta Baastoolad ku Toogtey Askari Boolisa oo Gaadhi wata ayaa Qudha ka Jarey Nin Shiciba oo isna Gaadhi kale watey Ala Ha unaxariisto 4taa Marxuum

Taliye Kuxigeenka H]Guud ee Ciidamada Booliska Somaliland sareeye Guuto Cabdiraxmaan Liibaan Axmed(Fooxle) ayaa kawar bixiyay Dhacdooyinka dilalka Sababay

Muqaalka Wararkan Halkan Hoose Ka Daawo

 

 

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews