berberatoday.com
War Deg Dega Ah”Dib U Dhac Ku Yimid Waqtigii Lagu Balansanaa In La Qabto Doorashada Guddoonka Baarlamaanka Dawlada Xamar
November 23, 2016 - Written by Berbera Today

Muqdisho(Berberatoday.com)-Dib u dhac ayaa ku yimid xilligii lagu balansanaa in la qabto Doorashada Guddoomiyaha Baarlamaanka iyo ku xigeenadiisa iyadoo maanta oo 23-ka Bisha ay tahay balanta Jadwalka Doorashada sidaasi ay aheyd.news

Guddiga Doorashada ayaa xilligii ay soo bandhigayeen Jadwalka Doorashada waxa ay sheegeen 23-ka Bishan inay dhaceyso Doorashada Guddoomiyaha Baarlamaanka iyo ku xigeenadiisa, halka 30-ka Bishan loo balansan yahay in la qabto Doorashada Madaxweynaha.

Sida muuqata weli waxaa socota Doorashada Xubnaha Aqalka hoose ee dalka oo ka socota Xarumaha Maamul Goboledyada dalka ka jira.

Guddiga Doorashada weli kama aysan hadlin dib u dhacaan maanta ku yimid xilligii loo balansanaa in la qabto Doorashada Guddoonka Baarlamaanka iyo ku xigeenadiisa.

Dhowr mar ayaa dib u dhac ku yimid Doorashada, siyaasiyiinta waxa ay ka digayaan in mar kale Doorashada Madaxweynaha Somaliya uu dib u dhac ku yimaado.

 

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews