berberatoday.com
“Anigu Waxaan Jeclaan Lahaa In Soomaali Isu Soo Noqoto”
November 24, 2016 - Written by Berbera Today

Hargeysa(Berberatoday.com)-Jeneral Maxamed Nuur Galaal oo ka mid ahaa saraakiishii dawladii milatari ee Maxamed Siyaad Barre, ayaa dhawaan Hargeysa yimid, waxaanu kulan la yeeshay Madaxweyne Axmed Siilaanyo.

 

General Galaal, ayaa markii uu madaxweyne Siilaanyo la kulmay ka dib wuxuu u waramay BBC-Somali, waxaanu sheegay inuu jecelyahay in Somaliya isku soo noqoto, isagoo xusay inuu rumaysanyahay in midnimadii burburtay ay faa’iido u leedahay Somalida,  “Halkan [Somaliland] anigu waan ogahay inay xorriyadooda ku dhawaaqeen, Laakiin anigu waxaan jeclaan lahaa in soomaali isku soo noqoto oo wada joogto, lama kala maarmo, markaa in cadowga la iska kaashado oo la isku gurmado ayaa loo baahnaan lahaa” sidaas ayuu yidhi.

Mr. Galaal waxa kale oo uu  sheegay in hannaanka doorasho ee hadda ka socda Soomaaliya uu yahay mid khatar ah oo dalkaas halis u keenaya.

 

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews