Golaha Guurtida oo Ku Hawlan Muddo Kordhin Dastuuriya Oo Loo Sameeyo Xukuumadda Madaxwayne Siilaanyo
November 24, 2016 - Written by Berbera Today
Hargeysa(Berberatoday.com)-Golaha Guurtida somaliland oo ku Jira fasax laba todobaad ah islamarkaana ku saabsan gurmadka abaaraha dalka ka jira ayaa kadib marka ay dib uga soo laabtaan fasaxaas waxay miiska soo dhigi doonaan muddo kordhin Dastuuriya oo loo sameeyo Madaxwaynaha Somaliland Mudane Axmed Siilaanyo maadaama oo dalku ku jiro xaalad adag ooo abaareed