Guuda Ahaanba Gobolada Iyo Degmooyinka Dalka Oo Saaka Looga Dareeray Salad Roob Doon Ah
November 24, 2016 - Written by Berbera Today
Hargeysa(Berberatoday.com)-Guud Ahaanba Waxaa Goor Dhow La Filayaa In Loo Dareero Salaad Roob-Dood Ah Oo Laga Tukanayo Dhamaanba Goboboladda Somaliland.
Salaadan Ayaa Ujeedadda Ugu Way Nee Loo Tukanayaa Tahay Sidii Eebe Loo Waydiisan Lahaa Raxmaadkiisa,
Waxaana Amray Madaxwaynaha Somaliland Oo Gurmad Abaareed Ugu Baxay Barriga Goboladda Somaliland.