Maraykanka Oo Khariidad Cusub Oo Uu Soo Saaray Ku Xaqiijiyay Ammaanka Somaliland –
November 24, 2016 - Written by Berbera Today
Hargeysa(Berberatoday.com)-Dawladda Maraykanka ayaa shalay soo saartay Khariidad cusub oo muujinaysa dalalka ay ka jirto cabsida amni ee aanay muwaadiniinteedu booqan karin iyo dalalka ay booqan karaan ee uu ammaankeedu buuxo.