berberatoday.com
Tallo Ku Socota Aqoonyahan Jamaal Cali Xuseen W/Q Abdillahi Ibrahim Finland
November 24, 2016 - Written by Berbera Today

Aqoonyahan Jamaal A. Husein waxa uga kordhay dulmigii huwantu ku weerartay siyaasi, ganacsato iyo kuwii loo yaqaanay Suldaanka Iskarow aqoon aad u saraysa oo aan odhan karo waxay ka bilaabatay kuwii ka ag dhowaa oo munaafiqiin dan gaar ah lihi ku dhex jireen oo uu wada aaminay, waanu ogyahay halka ay godobtiisu taalo iyo cidda ka hortaagnayd inuu dalkiisa iyo dadkiisaba wax u qabto laakiin dhiciweydey, anigoo kaashanayaa garashadayda yar waxaan kula talinlahaa inaanu xisbiyada midnaba ku biirin, wixiise taakulayn ah haa weliba ahayn godkii laga qaniinay oo ah kii laga burburiyey xisbiga inkastoo ay haboontay inuu cafiyo ciddii baabisay oo dhan ee reer daarunidwa…… Caqliga saliimku wuxuu odhanaya waxaad ahayd musharax xisbi ee hoos haysu dhigin ma tihid kii la odhan lahaa halkaasu ku biiray iyo halkaa oo ma geydid dibadda ka joog laakiin wixii taakulayn ah haa waad yeeli kartaa wa billaahi tawfiiq.

 

 

 

W/Q Abdillahi Ibrahim Finland

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews