berberatoday.com
War Deg Deg Ah”Laba Maxbuus Oo Kujiray Xabsiga Weyn Ee Berbera Oo Is Dadaley Mid Kamida Geeriyooday Iyo Kii Kale Oo Dirqi Lagu Badbaadiyay
November 24, 2016 - Written by Berbera Today

XabsigaBerbera(Berberatoday.com)-War Deg Dega”Labo Maxbuus Ayaa Goordhaweyd Isku Daldaley Xabsiga Weyn Ee Magaalada Berbera mid baa Geeryoodey Midna Waa laga Jarey Xadhigii Oo wuu nool Yahay magacyadooduna waxa kala ahaayeen Marxuum Ibraahin Waceys Aden Oo ah ka dhintey iyo 
Cabdi Cali Xaashi Oo Isagu Nool kadib Markii Xadhigii uu isku daldalay laga Jarey,

Sidaa Waxa ii Xaqiijiyey qaar kamida askarta Ciidanka asluubta  Xabsiga Berbera oo aanu dhacdadan wax ka weydiinay.

Marxuumka dhintay ayaa ku xukunaa xadhi ciqaabeed dhan Laba sanadood iyo lix bilood isaga oo lagu xukumay danbi tuugo ah oo ku cadaaday waxase la sheegay inuu xanuunsanaayay oo daawo ku qaadan jiray xabsiga, xanuunkiisa ayaa lagu sheegay in aanu ahayn maskaxda balse uu ahaa xanuun kamida xanuunada jira ee daawooyinka loo qaato. Waxaanu ku xidhnaa qol kaligii si aanu xanuunka uqaadsiin Maxaabiista kale, waxaanu isdaldalay oo naftu ka baxday xalay saqdii dhexe waxase maydkiisa oo daldalan la arkay saaka subaxnimadii sida ay sheegayaan wararka aanu kia helay xabsiga weyn ee Berbera.

Maxbuuska kale ee xadhiga laga jaray oo lagu sheegay magiciisa Cabdi Cali Xaashi ayaa isagu ah gar suge waxaana Ku eedeysan yahay gabdhisii oo is daldalshay mudo hada laga joogo sanad.

 

Ilaa hada hayadahs ku shaqada danbi baadhista iyo Maamulka xabsiga Berbera kamay hadlin marxuumka is daldalay iyo ka xadhiga laga jaray toona waxa kalifay

Mar aanu isku daynay inaanu Taliyaha Xabsiga wax ka weydiino dhacdooyinkan ayaanay noo suuragalin inaau jawaab saxa ka helo Taliyaha .

Labadan Maxuusk ee mida dhintay kalena dirqiga lagu badbaadiyay ayaa loo malaynayaa inay si aiskooda isku daldalayeen oo aan cidi dhibaato ugausan balse naftooda ku qanciyay inay cadaalad daro Kuxidhan yihiin,

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews