berberatoday.com
Cajiib”Sarkaal Sare Oo Sirdoon Ah Oo Shaqadiisa Ku Waayay Xidhiidh Jacayl
November 25, 2016 - Written by Berbera Today

Germany(Berberatoday.com)-Sirdoon Jermal ah oo waayay shaqadii uu ka hayay Latvia ka dib

markii uu xidhiidh jacayl oo qarsoodi ah la bilaabay gabadh deegaankaas ka soo jeeda ayaa ku guul daraystay dalab uu ku doonayay in magdhaw lagu siiyo.

Ninkaas oon magaciisa la sheegin ayaa ahaa madaxa sirdoonka ee caasimadda Latvia ee Riga, laga bilaabo sanadkii 2006 ilaa 2008-dii.

 

 

Hay’adda sirdoonka ee Jermalka ayaa ninkaas dib ugu soo celisay dalka ka dib markii uu madaxdiisa u sheegay in uu xidhiidh jacayl samaystay.

Wuxuu isku dayay in uu magdhaw u helo afar boqol oo kun oo Yuuroo oo soo galilahayd oo uu waayay, laakiin maxkamad ku taala Munich ayaa tuurtay kiiskiisa.

Hay’adda sirdoonka ee dalkaasi Ruushka oo magaceeda loo soo gaabiyo (BND) ayaa mamnuuc ka dhigtay in shaqaalaha ay dalka dibadiisa ka shaqaynaya ay calaaqaad dhaw la samaystaan dadka jooga deegaannada ay ka shaqaynayaan.

 

 

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews