berberatoday.com
Maamulka Iyo Hawl Wadeenada Shabakada Wararka Berberatoday Waxay Hambalyo Kal Iyo Laaba Udirayaan Wariye Mubaarik Nirig Iyo Hoodo Cismaan Aadan Oo Maanta Meherkoodu Hargeysa Kadhacay+Daawo Sawirada
November 25, 2016 - Written by Berbera Today

Shabakadda Wararka Ee Berberatoday.com oo Hambalyo Kal Iyo Laab ah u Diraya Meherkii Qarniga ee Wariye Mubaarik Cismaan (Nirig) Iyo Marwadiisa Hoodo Cismaan Aadan oo Maanta qaybaha kala duwan bulshadu kasoo qaybgashay Madax iyo Shicib kana dhacay Hargeysa Hutel Maansoor.

Hargeysa(Berberatoday.com)-Maamulka iyo shaqaalaha Shabakadda Warar ee Berberatoday.com waxa ay hambalyo kal iyo laaba ay u dirayaan Meherka lammaanaha cusub ee Wariye Mubaarik Cismaan Siciid(Mubaarik Nirig) iyo Hoodo Cismaan Aadan oo maanta November, 25st 2016 kii uu meherkoodu ka qabsoomay hotel Maansoor ee Hargeysa.

Xafladdan meherka ah oo ahayd mid aad u bilnayd, ayaa waxa ka soo qeyb-galay guddoomiyaha Xisbiga WADDANI Dr.Cabdiraxmaan M.Cabdillaahi (Cirro), Aqoonyahan Jamaal Cali Xuseen, siyaasiyiin, xidhibbaano iyo mas’uuliyiin kale oo aad u tira badan.

 

Waxaana ay  shabakadda Berberatoday.com ugu duceynaysaa lammaanahaas cusub ducadii Rasuulka ee Barakallaahu laka , wa baaraka caleyka, wa jamaca beynahumaa bil khayr aw fil khayr, Alle na ha ka yeelo kuwii isku waara ee ubad khayr qaba kala hela. Aamiin Amiin

 

 

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews