War Farxad Leh. Roobabkii Dayrta Oo Galabta Ka Curtay Degmooyinka Alaybaday, Bali-cabane, Sayla bari Iyo Ilaa Dila. Ilahoow Noo siyaadii
November 25, 2016 - Written by Berbera Today
War Farxad leh. Roobabkii Dayrta oo Galabta ka Curtay Degmooyinka Alaybaday, Bali-cabane, Sayla bari Iyo Ilaa Dila. Ilahoow Noo siyaadii...
Alaybaday(Berberatoday.com)-Ilahay Mahadi haka gaadhee waxa galabta casarkii uu Roobab ka Da”een degmooyinka Galbeedka Somaliland kuwasoo lagu Qabawsaday.
Sida waxa lagu sheegay warar lagu kalsoon yahay oo ay heshay Shabakadda Warar ee Xogreebnews, waxa uu Roobabku heleen Degmada Allaybaday, Sayla Berri, Balicabane ilaa Dilla.
Wixii kasoo Kordhaa goordhow filo
Berberatoday.com