berberatoday.com
12 Kooxood Oo Ilaa Iyo Hada U Soo Gudbay Wareega 16ka Ee Champions League Iyo Kooxaha Wali Tartanka Ku Jira.
November 26, 2016 - Written by Berbera Today

Berbera(Berberatoday.com)-Ka dib markii la soo gabagabeeyay kulamadii shanaad ee wareega group-yada waxaan idiin soo gudbineynaa kooxaha ilaa iyo haatan u soo baxay wareega 16ka ee Champions League, kooxaha ka haray tartankaan iyo kooxaha xaqiijistay booskooda Europa League.

Ilaa iyo haatan waxaa wareega 16ka u soo gudbay 12 kooxood oo kala ah Atletico Madrid, Barcelona, Leicester City iyo Monaco oo kaalinta koowaad ee group-kooda ku soo baxay, waxaa sidoo kale soo gudbay kooxaha kala ah Arsenal, Bayer Leverkusen, Bayern Munchen, Borussia Dortmund, Manchester City, PSG iyo Real Madrid.
Afarta boos ee ka banaan wareega 16ka waxaa rajo ka leh todobo kooxood oo tartan ugu jira oo kala ah Sevilla, Lyon, Porto, Kobenhavn, Benfica, Napoli iyo Besiktas.

Kooxaha ka haray tartanka Champions League xilli ciyaareedkaan waxa ay kala yihiin Celtic, Club Brugge, Dinamo Zagreb Dynamo Kyiv kuwaasoo aan xitaa rajo ka laheyn u soo bixitaanka tartanka Europa League, kooxaha kale ee haray ee rajada ka qaba inay u soo baxaan Europa League waxaa ka mid ah Basel, Borussia Mönchengladbach, CSKA Moskva, Legia Warszawa, Ludogorets Razgrad, PSV Eindhoven, Rostov, Sporting CP iyo Tottenham Hotspur

Ilaa iyo haatan hal koox ayaa xaqiijisatay u soo bixitaankeeda wareega 32da ee Europa League, waana kooxda Jarmalka Borussia Monchengladbach, kuwaasoo kaalinta 3aad ku dhameysan doona wax walba oo dhaca kulanka ugu danbeeya ee wareega group-yada,

 

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews