berberatoday.com
Madaxweynaha Dalka Turkiga Oo Midowga Yurub Ugu Hanjabay Inuu Ku Fasaxi Doono Malaayiinka Afrikaanka Ah Ee Uu Xuduudda Dalkiisa Ku Horjoogo
November 26, 2016 - Written by Berbera Today

erdugan

Stanbul(Berberatoday.com)-Madaxweynaha dalka Turkiga Recep Tayyip Erdogan ayaa farriin digniin ah u dirray midowga Yurub, isaga oo sheegay in boqolaal kun oo muhaajiriin ah ku fasixi doono Yurub haddii midowga aanu joojin hanjabaadaha ka dhanka ah dalkiisa.

Hadalka ayuu ka sheegay Erdogan shir ku saabsan cadaalladaa haweenka oo lagu qabtay magaalada Istanbul, waxaana uu ka fal celiyay qaraar uu ansixiyey baarlamanka midowga Yurub oo aan dhaqan gal ahayn, kaasi oo dalbanaya in ururkaas uu hakiyo wada-xaajoodyada ka mid noqoshada ururka ee uu la leeyahay Turkiga.

“Markii 50,000 oo muhaajiriin ah ay gaadheen magaalada xuduudda ee Kapikule waad Oydeen. Maxaad sameyn lahaydeen haddii Turkey ay albaabka xuduudda furi lahayd. Haddii tani ay sii socoto waan fureynaa albaabada – waa inaad taas ogaataan. Aniga iyo dalkeygaba kalama jeclin hanjabaad eber ah” ayuu yidhi Erdogan.

Horaantii sanadkan ayey aheyd markii midowga Yurub uu hishiiska la xidhiidha muhaajiriinta la gallay Turkiga, taa baddelkeedana la siiyo dhaqaale iyo in wada-hadallada ka mid noqoshada Midowga Yurub la dedejiyo.

Ugu danbeyntii, cod bixinta baarlamanka Midowga Yurub ayaa waxaa looga jawaabayey xadhiga ay dowladda Turkiga ku hayso dadka lagu tuhmayo inay ku lug lahaayeen afgambigii dhicisoobay ee dalkaas ka dhacay bishii July.

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews