Magaca Muwaadin Soomaaliyeed Oo Shaki Argagixiso Loogu Xidhay Dalka Uganda
November 26, 2016 - Written by Berbera Today

Kampala(Berberatoday.com)-Laamaha ammniga dalka Uganda ayaa gacanta ku dhigay muwaadin Soomaaliyeed oo lala xidhiidhinayo in uu ku lug lahaa falal argagixiso, sidda laga soo xigtay taliyaha ciidammada booliiska degmada Busia ee dalkaasi Uganda.