Daawo Muuqalka”Garabkii Jamaal Cali Xuseen Ee UCID Oo Soo Gabagabeeyey Wadahadalki Ay Kula Jireen Xisbiga Waddani
November 27, 2016 - Written by Berbera Today
Hargeysa(Berberatoday.com)-Garabkii uu hogaaminayay Jamaal Cali Xuseen ee wadahadalka kula jiray xisbiga WADDANI oo maanta xisbigaasi la qaatay kulankii ugu dambeeyey ayaa rajo fiican ka muujiyey inay wadahadalka isku af-garan doonaan.
