Dagaal Ka Dhacay Galbeedka Ugandha Oo 14 Ruux Lagu Dilay
   November 27, 2016 - Written by Berbera Today
       
       
   
    
Ugandha(Berberatoday.com)-Ugu yaraan 14 qof ayaa ku dhimatay dalka Ugandha, ka dib markii ay isku dheceen ciidamada iyo malleeshiyo daacad u ah mid ka mid ah boqorada dhaqanka.

Dableyda ayaa la sheegayaa inay weerar ku qaadeen saldhig boolis oo ku yaalla Kasese ee galbeedka Ugandha.