berberatoday.com
Daawo Muuqalka”Garabka Jamaal Cali Xuseen Oo Ka Hadlay Sababta Ay Waddahadallo U Socday Xisbiga Kulmiye U Hakiyeen
November 27, 2016 - Written by Berbera Today

Hargeysa(Berberatoday.com)-Garabkii UCID hore uga tirsanaan jiray ee uu hoggaaminayey Musharrixii hore ee Xisbigaas Jamaal Cali Xuseen oo toddobaadkan dhammaaday wadahadallo la bilaabay Xisbiyada Kulmiye iyo Waddani, ayaa shaaciyey inay hakad geliyeen wadahadalkii u bilaabmay Xisbiga talada haya ee Kulmiye, ka dib markii sida ay sheegeen ay kala kulmeen meeqaam hoose.

Xoghayaha Garabka Jamaal Cali Xuseen, Aadan Suldaan Cabdiraxmaan Suldaan Diiriye oo arrimahaa shalay Warbaahinta qaar kala hadlay, waxa uu isagoo faahfaahinaya sababta loo hakiyey wadahadalkaas uu yidhi; “Taageerayaashayada  iyo Ummadda Somaliland u sheegaynaa in aannu hore wax uga tirsanaynay Xisbiga Kulmiye. Annaga oo wax tirsanaynay haddana waannu hor fadhiisannay inay afkooda ka soo baxday Garab Jamaal-na garan mayno.”

“Arrinkaa iyada ah waxaannu sugaynay illaa shalay Annaga oo maanta (shalay) ballamo lalahayn waxa noo caddaatay in aanay kasoo noqonnin, sidaas darteed waxaannu go’aansannay haddaannu nahay Garabka Jamaal in aannu hakinno wadahadalladii noo socday Kulmiye.” Sidaas ayuu yidhi Aadan Suldaan Cabdiraxmaan.

 

 

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews