berberatoday.com
Xisbiga Kulmiye Oo Cadeeyay Inuu Garab U Aqoonsan Yahay Jamaal Cali Xuseen Iyo Xulufadiisa Wada Hadalkiina Sifiican Ugu Socdo”Daawo Muuqal
November 27, 2016 - Written by Berbera Today

Hargeysa(Berberatoday.com)-Gudoomiye ku xigeenka koowaad ee xisbiga Kulmiye Muj. Maxamed Kaahin Axmed oo

maanta warbaahinta la hadley waxaa uu faah faahin ka bixiyey halka uu ku danbeeyey wada hadalkii ay la wadeen garabkii Jamaal Cali Xussen ee xisbiga UCID .

Muj Maxamed Kaahin waxaa uu sheegay in wada hadalkaasi uu wali sii socda isla markaana aanu joogsan .

 

 

Hadalkan gudoomiye ku xigeenka ayaa waxaa uu ku soo beegmayaa xili maalintii shalay aheyd ay garabkii uu Musharax Jamaal u saaray wada halka Xisbiyada Kulmiye iyo Waddani ay sheegen in ay hakiyeen wada hadalkii ay la wadeen xisbiga Kulmiye

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews