berberatoday.com
Deg Deg Hargeysa:-Magac Hooyo Ka Tagtay In Ka Badan 5 Caruur Ah Oo Uu Xalay Daadkii Dooxa Hargeysa Marayay Qaaday Oo Hadda Maydkeeda La Helay
November 28, 2016 - Written by Berbera Today

Hargeysa(Berberatoday.com)-Alla ha-unaxariista Marxuumad Suhuur Cabdi Ubaxle oo ahayd hooyo ka tagtay 7 caruur ah, ayaa xalay geeriyootay, kadib markii uu qaaday dooxa weyn ee magaalada Hargeysa oo uu xiligaasi daad xoogani marayey.

Marxuumad Suhuur ayaa la sheegay in ay xiligii uu daadku qaaday ay rabtay in ay ka talowdo  jidka daba mara  beerta xoriyda  ee dooxa Hargeysa oo uu xiligaa daad xoogani marayey, iyadoo xiligaasi u talaabaysay dhanka xaafadeeda oo ku taala bijreex, balse uu daadku kusoo gaadhay halkaasi,taasina ay sababtay inuu qaado.

Dhanka kalena Marxuumada Geeriyootay ayaa la sheegay in ay ahayd hooyo ka tagtay 7 caruur ah,iyadoo uu hadda maydkeedu yaalo marxuumada cisbitaalka guud ee magaalada Hargeysa ,waxaana lagu wadaa in maalinta beri ah la aaso marxuumada.

 

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews