berberatoday.com
Warbaahinta Oo Heshay Xogo Ku Saabsan Shakhsiga Beesha Caalamku U Wadato Kursiga Madaxwaynaha Dawlada Xamar Ee Somaliya
November 28, 2016 - Written by Berbera Today

Muqdisho(Berberatoday.com)-Doorashadda madaxtinimadda Somaliya ee la filayo inay qamsoonto sanadkan aynku jirno aakhirkiisa ayaa maraysa halkii ugu xasaasisanayd

top newsWaxaanay akhbaar iyo macluumaad ay helayaan Warbaahinta Madaxa banaan ee somaliya ay sheegayaan in musharaxiinta ku tartamaysa doorashada Madaxtooyadda uu ugu cadcadyahay madaxwaynaha hadda ee wakhtigiisu dhamaaday xasan gurguurte

Inkastoo xasan gurguurte ugu cadyahay musharaxiinta jagadda madaxwaynenimadda somaliya hadana waxa daba gal dheer oo aanu samaynay ku ogaanay inuu jiro musharax qaab hoose u wata hawlihiisa olole isagoo taageero dhabar taabasho ah ke helaya beesha caalamka iyo dalal ay kaw ka tahay Kenya.

Si kastaba ha ahaatee raysal wasaare Sharmaarke ayaa hore loogu eedeeyay inuu qaybo kamida badda somaliya ka iibiyay dawladda Kenya islamarkaana dalal kale oo ajaanib ah kula heshiisyo hoose taasoo kaw ka ah sababaha ugu waawayn ee beesha caalamku u taageeraddanaan soo shaacbixin u siiso musharaxan

 

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews