berberatoday.com
Wiilka Ugu Yar Caruurta Madaxweynaha Cusub Ee Mareykanka Donald Trump Oo Deg Deg Looga Bedelay Iskuulkii Uu Dhigan Jiray ,Ilaalo Gaar Ahna Loo Sameeyey + Sawiro
November 28, 2016 - Written by Berbera Today

USA(Berberatoday.com)-Wiilka ugu yar qoyska Madaxweynaha cusub ee dalka Mareykanka Donald Trump, Barron

oo 10 sano jir ah ayaa waxaa si deg deg ah looga soo badalay Iskuulkiisii hore uu u dhigan jiray kadib markii hanjabaad fara badan loo soo diray .

Hooyada dhashay Wiilkaan Melania Trump ayaa ku booqatay Iskuul cusub oo wiilkeeda Barron Trump la geeyay, kaas oo iminka loo sameeyay ilaalo khaas ah oo aad hubaysan kuwaas oo nolashiisa la socon doona ilaa iskuulka iyo inta u dhaxeysa halka qoyskiisa ay ku noolaan doonaan .

 

 

Dalka Mareykanka qeybo kamid ah waxaa ka socday banaan baxyo waa weyn oo looga soo horjeeday Madaxweynaha cusub ee Mareykanka, waxaana la weeraray xarumo ganacsi uu lahaa Madaxweyne Donald Trump.

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews