“Anagu Beel Ahaan Markaanu Madaxweyne Siilanyo Dooranaynay Na Lagu Balamine Waxa Aaanu Ku Dooranay Gaashaan Buur Aynu Aheyn Ilaa Dhawr Iyo Kontonkii Idinkana Maanta Tii Baa Laydinka Doonayaa”Wasiir Samsam Cabdi Aadan Oo Fariin Qaanabaad Ah Ugudbisay Beesha Madaxweyne Siilanyo”Daawo Muuqal
November 29, 2016 - Written by Berbera Today
Burco(Berberatoday.com)-Daawo”Wasiirka Maaliyada Somaliland Marwo Samsam Cabdi Aden Oo Hogatusaaleysa Qaabkii Is Gashaanbureysiga ahaa ee Madaxweyne Silaanyo Guusha Kursiga ku gaadhey, Qaanabada Codkii Hore Silaanyo loo siiyey oo Marlabaad looga Fadhiyo Beesha Bariga Burco inay kusoo saraan Murashaxa Kulmiye Muuse Biixi
