berberatoday.com
Ciidamada Amaanka Hargeysa Oo Xabsiga Utaxaabay Gudoomiyihii Wargeyska Somalilandtoday Muniir Axmed Cigaal Oo Katirsan Xisbiga Waddani Iyo Eeda Loo Haysto Oo Ah Jidhdil Iyo Dhaawacyo Loogeystay Aqoonyahan Jaamac Cilmi Jiir
November 30, 2016 - Written by Berbera Today

Hargaysa(Berberatoday.com)-Wararka Naga soo gaadhay Magaalada Hargasya ayaa sheegaya in Mulkiilihii Wargeyska Somaliland Today Muniir Axmed Cigaal Xabsiga loo taxaabay goordhawayd.

Xadhigiisa ayaa ka danbeeyey ka dib markii la dhaawacay jidhdilna loo gaystay aqoonyahan Jaamac Cilmi Jiir oo maanta lagu weeraray Hotelka xaraf ee Magaalada hargaysa

Aqoonyahan jaamac Jiir ayaa ayaa Jidhdilka loo gaystay waxaa uu ku eedeeyey inuu isagu ka danbeeyey soona abaabulay koox soo weerartay oo uu gaadhigiisa ku qaaday sida uu hadalka u dhigay

Jaamac Jiir ayaa Lagu Dilay Dhaliilo uu u soo jeediyay Xirsi Cali Xaaji Xasan

weriye-muniir-axmed-cigaal-oo-boolisku-xoog-ku-xidhayaan

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews