Daawo Muuqalka”Wasiirka Khayraadka Biyaha Oo Jawaab Adag Ka Bixiyay Agaasimihii Guud Ee Wasaaradaas Oo Uu shaqadii Ka Joojiyay Iyo Sababta Keentay
November 30, 2016 - Written by Berbera Today
Hargeysa(Berberatoday.com)-Daawo War culus Wasiirka Biyaha Somaliland oo si Adag uga Hadlay Agaasimaha wasaaradaasi oo uu ku Eedeeyey in uu Amardiido sameeyey Maadaama madaxweynaha ay isku Reer yihiin, Lacago iyo Saxeexyadii Shaqadana uu Dibada la Wareegaysanayo.
https://youtu.be/sUDc04A6ZrY?t=233
Berberatoday.com