berberatoday.com
Dowlada Ahmed Siilaanyo oo u Ogolaatey in Masuuliyiinta Xilka Haysaa ay Matalaan Ruwaayada Dawalada Faderal Somaliaya ee Qoto_Qoto
November 30, 2016 - Written by Berbera Today

ayHargeysa(Berberatoday.com)-Dhuux cabdilaahi cabdi Waa masuul agaasime waaxed ka ah wasaarada wershadaha jamhuuriyada somaliland, waa nin inta badan ku shaqeysta afku xoogle nimo iyo qafqafle nimo  Aqoon iyo waayo aragnimo dowladeedna oo hore lahayn habayaraatee, Waxaanu mudo hada laga joogo 48 sacadood ka mid noqdey ruwaayada qotoqooto ee ay maal galiso dowlada faderalka somalia Waxaa layaab ku noqotey dadkii usoo caweystaga Hotelka summer time Xiliyada fiidkii markey arkeen mr dhuux Oo ah agaasime ka tirsan wasarada wershadaha qaranka jamhuuriyada dowlada somaliland oo ka mid ah matelayaasha ruwaayada siyaasadeysan ee qoooto qooto, Dadkii meesha fadhiyey aya mar kaliya is-wada eegay weydiimaha ay isweysarsanayeen waxaa ka Mid ahaa waar goormeynu sidan u ba’ney oo u hoogney, waar shacabkii la garaye goormey dowladii ka mid noqotey dowladii faderal ka…. Waar dhiiranaa Hadaba agaasime dhuux maaha masuulka kaliye ee ku biirey matalaada qooto qooto waxa iyana la soo sheegayaa iney kujiraan Shaqaale sare oo ka tirsan wasarada war-faafinta jamhuriyada somaliland, Arintaaas oo dhabar jab iyo hadimo ku noqon doonta gooni isutaaagiii qaranimo ee aynu qaadaney 25 sano ka hor, Arintaas oo cambaar balaadhan ku noqon doonta sawirka guud ee dowlada somaliland, Wax talaabo ah oo ay ilaa iminka dowladu qaadeyna ilaa iminka majirto,

Masuulinka ayaa ku haftay Nidaamka Maamul ee Wasaaradda uu Agaasime Waaxeedka ka yahay oo aan aqoon u lahayn Waan nin Magaca Wasaaradda ku shaqaysta ee aan Qaran Waxba ugu filnana

La soco Tariikhda Dhuux oo dhamaystir

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews