Faysal Cali Waraabe Oo Wadaad Madax Dhaqameed Umagacaabay Sidii Uu Udhaqanka Suuban Isaga Ugu Soo Celin Lahaa Ugana Wacyi Galin Lahaa Xumaanta Uu Caadaystay
November 30, 2016 - Written by Berbera Today
Hargeysa(Berberatoday.com)-Gudoomiyaha xisbiga mucaaridka ah ee UCID Eng Faysal Cali Waraabe ayaa waxaa uu maanta xil u magacaabey mid ka mid ah salaadiinta Somaliland .

Muddane Faysal Cali Waraabe ayaa suldaanka uu xilka u magacaabey uu yahay Suldaan Abu Sufyaan oo ka mid ah saladiinta beesha gabooye waxaana uu u magacaabe Lataliyaha Dhinaca Dhaqanka Iyo Shareecada Ee Musharaxa Madaxwayne Xisbiga Ucid