berberatoday.com
Maamulka Dawlada Hoose Ee Berbera Oo Subaxii Hore Ee Saaka Dumiyay Goobo Ay Ka Dhisnayeen Maqaaxiyo Cooshado Ah Iyo Xoghayaha Oo Sheegay In Markii Horeba Meeshu Ahayd Wado Iminkana Ay Laami Dhigayan
November 30, 2016 - Written by Berbera Today

Berbera(Berberatoday.com)-Dawlada Hoose ee Berbera Aya saaka Muunidii ku Waabariisatay Bur Burinta Maqaaxiyo iyo Cooshado Is huwan o Ay Ku Tilmaameen Qaar Wax u dhimaaya Bilicda Magaalada Sanadka Soo Socda e 2017 Aya Qorshaha Dawlada Hoose Waxa Ugu Jira Qodabka Kor u Qaadka Bilicda Magaalada Berbera Sida Uu Sheegay Xoghayaha Dawlada Hoose e Berbera Cabdi Kariin Aadan Cade

Xoghayae Cabdi kariin Ayaa Sidoo Kale Ka waramay Olalahan ay Saaka Qaadeen Waxaanu Yidhi Halkan Waxaanu Ka Samaynayanaa Jid Balaadhan o Laami ah, Gobtani Ma Ahayn Meel Loogu Talo galay in La Dego ,Wax Sharciyana May Bixin Dawlada Hoose, Waxay Ahayd qunyar Dega Tambareeri ah,

Xoghaaye Cabdi Kariin Aadan cade Wuxuu Hadalkiisa Ku daray o u Yidhi , Waxa


La Gaaadhay Waqtigii Aanu Kor u Qaadi Lahayn Bilicda Magaalada Berbera Sidaa Lasocotaana Kalfadhigii u danbeeyay e Golaha degaanka Waxa Lagu Ansaxiyay Qorshaha sanadka Cusub o u Kow Ka Yahay Qodabka Horumarinta Bilicda Magaalada Berbera,

Waxaan Filayaa waad Aragteen in Berberi Tahay magaalada kaliya e Somaliland e 90% Laamiyadeeda La Saaray Roog, Shuruucdii Calaamadaha Wado Maristana Aanu u Dhamaynay, Xoghayae Cabdi kariin waxa u Sheegay in u fariin u Dirayo Shacabka Reer Berbera Waxaanu yidhi,

Walaalayaal Anagu Idiinka Ayaanu Idiin Shaqaynaa Sidaa Lajigeed Waa In Aydun Nala fahantaan Wixii Danteena ah e Horumarkeena ah , Hawshan Bilaabantay ma Istaagayso xataa Qofka sharci u haysta Dhulkiisa e Degana Shaarica Magaalada e Dhiskiisu Noqdo Baco iyo Jawaano +Karaatoon Waalaga Dumin Doonaa, Waxaanu Jecelnahay Qofwalba Intii Awoodiisa ah in u Dadaalo, Xoghayae Cabdi Kariin Wuxuu Carabka Ku dhuftay in Aan Dawlada Hoose Cidna Ku tacdiyaynin Xaaladhana Si Dhaw Ula Socondoonto wax Kasta o Ay Shacabkooda Ku daryeelayaana ay diyaar u Yihiin,

 

 

Wariye Yasin Jaamac Cali

Berbera/Somaliland

 

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews