Saraakil Ka Socday Xisbiga Mucaradka Ah Ee Wadani Oo Deeqo Biyo Ah Gaadhsiiyey Degaano Hoos Yimaada Gobolka Togdheer
November 30, 2016 - Written by Berbera Today
Burco(Berberatoday.com)-Saraakil ka socday xisbiga mucaradka ah ee wadani oo u hogaaminayey Musharax Xildhibaan Cabdi Cismaan cabdi cago cadde ayaa deeqo biyo ah gaadhsiyey degaanada ay kamid ka yihiin taalo buur, maxamed ugaas, dabo qabad iyo Jaamac Qabar,
Berberatoday.com