berberatoday.com
Talaal Cusub Oo lagaga hortagayo fayraska Keena HIV xanuunka AIDS-ka Oo Si tijaabo Ah Looga Billaabayaa Dalka Koonfur Afrika Maanta
November 30, 2016 - Written by Berbera Today

Johnsburg(Berberatoday.com)-Talaal cusub oo looga hortagayo fayraska HIV ee keena xanuunka AIDS-ka ayaa si tijaabo ah looga billaabayaa dalka Koonfur Afrika maanta (arbaco).talaalka HIV

Saynisyahannadu waxay sheegeen in cilmi baaristani ay tahay midii ugu waynayd uguna casrisanayd ee dalkaasi laga hirgaliyo.

Dad lagu qiyaasay todobo milyan oo reer Koonfur Afriko ah ayuu hayaa oo la nool fayraskaas, maalinkastana in kabadan kun ruux ayaa HIV qaada.

Khabiiro ka socda dalka Maraykanka oo maalgalinaya tijaabadan ayaa sheegay in ay rajaynayaan in talaalkani uu noqdo mid aan waxyeello lahayn oo waxtar leh kaas oo noqon doona talaalka kama dambaysta ah ee Fayraska HIV.

Cilmi baadhistan ayaa ku qotanta tijaabo Thailand laga sameeyay 2009-kii, taas ka hortageeda lagu qiimeeyay boqolkiiba soddon.

Natiijada Koonfur Afrika ka soo baxda ayaa la filayaa in la helo muddo afar sano ah gudaheed ah.

 

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews