Dowladda Xamar Oo Ganaaxday Markab Si Sharcidaro Ah Uga Kaluumeysanaayay Xeebaha Somaliya
December 1, 2016 - Written by Berbera Today
Muqdisho(Berberatoday.com)-Dowladda Somaliya ayaa ku guuleysatay in ganaax lacageed la dul dhigo Markab si sharci darro uga kalluumeysanayay Badda Somaliya.
Markabka Greko One oo waday shixnad Kalluun ah oo culeyskiisa dhan yahay 30-tan ayaa lagu sii heyn doonaa Dekedda magaaladda Mombasa ee dalka Kenya, ilaa iyo inta laga bixinayo Lacagta ganaaxa