berberatoday.com
Murashax Jamaal Cali Xuseen Oo Fariin Culus Udiray Taageerayaashiisa,Beeniyeyna Warar Aan Sal Iyo Raad Toona Lahayn Oo Laga Faafiyey…
December 1, 2016 - Written by Berbera Today

Hargeysa(Berberatoday.com)-Murashax Jamaal Cali Xuseen ayaa Fariin Culus u diray Taageerayaashiisa Ruuxiga ah, Beeniyeyna Warar Aan Sal iyo Raad toona lahayn oo la faafiyey…

Hargeysa(Xogreebnews)-Murashax Jamaal Cali Xuseen ayaa beeniyey warar aan sal iyo raad toona lahayn, kuwasoo saacadihii lasoo dhaafay lagu baahiyey qaar kamid ah shbakadda wararka. Wararkaasoo ahaa kuwo lagu jaho wareerinaayo taageerayaasha murashax jamaal, isla markaana nuxurkoodu inay ku biireen xisbi ayuu Musharraxu si cad ganafka ugu dhuftay, isagoo sheegay inaanay weli meelna ku biriin, isla markaana waxa uu carabka ku adkeeyey in maalmaha soo socda go”aan kasoo saari doonaan kulamadii xisbiyada ay la yeesheen. Musharrax jamaal cali xuseen ayaa soo saaray qoraal uu arrimahan kaga hadlaayo, qoraalkaas oo uu ku faafiyey bogiisa facebooka. Kaasoo u dhigan sidan.
“Waxaan ku wargelinayaa warbaahinta in aanay qaadanin wararka salka iyo raadka toona lahayn ee ay websiteska qaarkood qorayaan ee sheegaya inaanu go’aan qaadanay oo xisbi hebel lagu biiray. Fadlan taageerayaasha, asxaabta iyo shacabkaba waxaanu ku wargelinaynaa in wax go’aan ah oo la qaatay aanay jirin. Inshallah wiiga soo socda ayaanu hawshaasi iska soo gabogabeyn doonaa. Dadkan beenta qaawan iska qorayana waxaanu leenahay fadlan ummadda runta u qora, waxyaabo badan oo kale oo mudnaan leh oo in laga hadlo ay tahay ayaa wadanka ka jiree. Ilaahay kheyr haynooga dhigo dalkeena iyo dadkeena”. Ayuu yidhi jamaal cali xuseen.
Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews