berberatoday.com
Wasiir Cali Mareexan oo Caawa Magaaladda Berbera Shir Beeleed ugu Qabtay Beesha(Habar-jeclo)
December 1, 2016 - Written by berberatoday berberatoday

Berbera(Berberatoday.com)-Wasiirka Wasaaradda hawlaha guud iyo Guryeynta Cali Maxamed Xasan (Cali mareexan) ayaa caawa kulan albaabaddu u xidhan yihiin Huteel Maansoor ee magaaladda Berbera kula yeeshay qaar kamid ah waxgaraadka, aqoonyahanka, dhalinyaradda iyo Odayaasha Habar-jeclo. Kulankan oo nuxurkiisa lagu sheegay arrimaha la xidhiidho sidiiBerbera(Xogreebnews)-Wasiirka Wasaaradda hawlaha guud iyo Guryeynta Cali Maxamed Xasan (Cali mareexan) ayaa caawa kulan albaabaddu u xidhan yihiin Huteel Maansoor ee magaaladda Berbera kula yeeshay qaar kamid ah waxgaraadka, aqoonyahanka, dhalinyaradda iyo  Habar-jeclo. Kulankan oo nuxurkiisa lagu sheegay arrimaha la xidhiidho sidii  Beesha Habar-jeclo Xildhibaano badan doorashadda soo socota ugala soo bixi lahaayeen degmada Saaxil ee Berbera. waxa kaloo la sheegay inuu wasiirku kala kaga hadlay kulankaa sidii Beesha Habar jeclo taageero miisaan leh ugu hiilin lahayd Xisbiga Kulmiye marka la gaadho doorashadda soo socota.

Sidoo kalena kulankan wasiirka hawlaha Guud shir gudoominaayey ayaa la sheegay in wasiirka hawlaha guud dhalinyaradii kulankaa kasoo qaybgashay inuu ku booriyey in lasoo nooleeyo shaqaaqaddii deegaanka Ceelgardi ee hore rabshaduhuu uga dhaceen, sii loogu Kordhiyo Xukuumadda, waxana xoggaha laga helay kulankani intaa raaciyeen in Wasiir Cali Mareexan uu kulankaan ugu baaqay waxgaraadkii iyo dhalinyaradii kasoo qaybgashay inay deegaan rasmi ah ku noqdaan gobolka Saaxil, si ay hadhow door lexaad leh uga ciyaaraan arrimaha doorashadda gobolkaa Saaxil.

si kastaba ha ahaatee, Wasiir Cali Mareexan ayaa muddooyinkii u danbeeyey shirar beeleedyo ka abaabulaayey gobollada Togdheer iyo Saaxil, kuwasoo lagu sheegay kuwo uu ku kala foggaynaayo Bulshadda Walaalaha ah ee wada degga deegaanadaas.

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews