berberatoday.com
Xoghayaha Dawlada Hoose Ee Hargeysa Oo Musuq Maasuqay Hantidii Umada +Aqal Fooq Ah Oo Uu Durba Dhistay Iyo Qiimaha Uu Siistay Dhulka
December 1, 2016 - Written by Berbera Today

Hargeysa(Berberatoday.com)-Xoghayaha dawlada Hoose ee Hargeysa Muddane Axmed Darajo ayaa

 waxaa uu aqal fooq ah oo hada dhismihiisu socdo waxaa uu ka dhistay mid ka mid ah goobaha Hargeysa ugu dhulka qaalisan

Xoghayaha ayaa waxaa uu goobtan uu Sarta fooqa ah ka dhisanayaa ay tahay xaafada Masalaha gaar ahaan dhinca soo xigta xafada Sinay waxaana uu xilka dawlada hoose uu hayey muddo 9 bilood ah iyada oo la magacaabey 10.03.2016 isga oo xilka la wareegay isla bishaas .

Muddane Darajo ayaa sidoo kale marka aynu tariikhdiisii hore dib ugu boqono waxaa uu hore u ahaa Macallin iyo maamule iskuul  hoose dhexe oo la yidhaahdo Al-Huda

 

Sidoo kale waxaa iyaduna aanu suurto gal aheyn ama aanay muuqanin inuu hore u xoogsaday lacagta lagu dhisayo fooq dhawr dabaq ah oo ku yaalla goobaha Hargeysa ugu dhul qaalisan sababta oo ah iska da,aa aqal uu dhistee waxaa uu ku jiray markii hore aqal kiro ah oo ku yaalada xaafada Siinay ee degmada Axmed Dhagax .

 

Dhinca  kale  qadarka lacageed ee uu siistay jagadan waxaa loo soo sheegay in uu ku gatey lacag qadarkeedu dhan yahay $ 36000 (Lix Iyo Sodon kun oo Doller ).

 

Si Kastaba ha ahatee markaad akhriste is bar bar dhig ku sameyso hantidii lacageed iyo shaqadii uu hore uga shaqeyn jiray Muddane Darjo surto gal ma tahay in muddo 8 bilood ah uu ku dhisto aqal fooq dabaqyo .

 

Arintaasi ma u muuqan kartaa inay jiraan musuq maasuq iyo isdabo marin lagu sameeyey hantidii umada ee uu masuulkani masuulyadeeda hayey

darjo

 

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews