Cunista Hilibka Digaaga Oo La Sheegay In Ay Sabab U Noqon Karaan Cuduro+ Daraasada Lagu Ogaaday”Daawo Muuqal
December 2, 2016 - Written by Berbera Today
Hargeysa(Berberatoday.com)-Cunista Hilibka Digaaga Ayaa La Tilmaamay Inay Halis U Tahay Dadka Bini Aadam Ka Ah Ka Dib Markii La Ogaaday Inay Sababi Karaan Cuduro Saamayn Ku Yeelan Kara Caafimaadka Qofka Bani Aadamka Ah