berberatoday.com
DAACISH Oo Sheegtay Inuu Ka Tirsanaa Soomaali Weerar Ka Geystay Maraykanka
December 2, 2016 - Written by Berbera Today

Ohio(Berberatoday.com)-Madaxweynaha la doortay ee Mareykanka Donald Trump, ayaa ka hadlay Weerar uu Gobolka Ohio ee Dalka Maraykanka ka geystay Nin Qoxooti ku ahaa Dalkaasi oo Soomaali ah, waxaanu sheegay inuu ahaa Qof aan Mudnayn inuu Maraykanka joogo.

Warka Soomaaliga MaraykankaNinka oo Dhallinyaro ahaa, ayaa Gaadhi ku weerarray Jaamacad ku taalla Magaalada Columbus ee Caasimadda Gobolka Ohio, waxaanu dhaawacay illaa 11 Qof, kuwaasi oo uu badhkoodna Gaadhiga jiidhsiiyey, qaarkoodna Middi ku dhuftay.

Ninkan oo Magaciisu ahaa Cabdirisaaq Cali Cartan, ayaa Booliisku toogasho ku dilay Weerarka uu geystay ka dib.

Kooxda la magac baxday Dowladda Islaamka ayaa sheegatay inay ka dambeysay weerarkaasi oo 11 qof lagu dhaawacay.

Bogga wakaaladda wararka ee xidhiidhka la leh kooxdaasi ee Amaq, ayaa sheegay in Wiilkaasi 18 sano jirka ahaa ee bartay cilmiga ganacsiga uu ahaa “Askeri” iyaga ka tirsan.

Laakiin, Madaxweyne Trump ayaa sheegay, “Kooxda ISIS ayaa ku faaneysa weerarka jamaacadda Ohio oo uu geystay qaxooti Soomaali ah oo markii horreba aan mudneyn inuu dalkeena joogo”, ayuu yidhi, Donald Trump oo bartiisa Twitter-ka hadalkan ku qoray.

 

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews