Gudida Doorashoyinka Somaliand Oo Iminka Warbaahinta La Hadley , Kuna Dhawaaqey War Cusub Oo Ku Saabsan Arimaha Doorashooyinka
December 2, 2016 - Written by Berbera Today
Hargeysa(Berberatoday.com)-Gudida doorashooyinka Somaliland ayaa waxaa ay maanta warbaahinta kula hadleen xarunta guud ee ay ku leeyihiin magaalada Hargeysa .

Gudida ayaa waxaa ay shaacisay in ay bilaabi doonan daabacada kaadhadhkii diwaangalinta isla markaaana qalabkiii lagu daabicii lahaa badh ka mid ahi soo gaadhey qeybta kalana ay dab socoto.