berberatoday.com
Hogaankii Hubka Iyo Rasaasta Ciidanka Qaranka Somaliland Marxuum Qaasim Cabdillaahi Shaybaadh Oo Hargeysa Ku Geeriyooday Laguna Aasay Xabaallaha Masallaha
December 2, 2016 - Written by Berbera Today

Hargeysa(Berberatoday.com)-Alle Ha U Naxariistee Qaasim Cabdillaahi Shaybaadh Oo Ahaa hogaanka hubka iyo rasaasta Ee Ciidanka Qaranka Somaliland Ayaa Maanta Lagu Aasay Magaalada Hargeysa Ee Caasimada Somaliland Gaar Ahaan Xabaalaha Masalaha Oo Ku Yaala Koonfurta Hargeysa.
Aaska Marxuumkan Ayaa Waxa Goob Joog Ka Ahaa Masuuliyiin Sare Sare Iyo Badiba Ciidamada Kala Duwan Ee Somaliland.
Qaasim Cabdillaahi Shaybaadh Ayaa Muddo Dheer Kasoo Shaqaynayay Ciidanka Qaranka Isagoo Ahaa Xubin Muhiim U Ah Isla Markaana Kamida Tiirarkii Tilmaanta U Ahaa Ciidanka Qaranka Ee Somaliland
Dhamaan Masuuliyiintii Hogaankii Ciidamada Qaranka Iyo Dadwaynihii Aaska Ku Sugnaa Ayaa Marxuumka Ku Sifeeyay Shaqsi U Heelanaa U Adeegista Bulshadiisa Iyagoo Sidoo Kalena Ku Tilmaamay Shaqsi Cibaado Badan Oo Cadaalad Ku Shaqayn Jiray Halkudhigiisuna Ahaa Alle Ka Cabsi Iyo Cibaado Suuban Waxaanay Ilaahay Uga Baryeen Inuu Naxariistii Janno Ka Waraabiyo Ehelka Asaxaabta Iyo Dhamaan Umadii Uu Ka Baxayna Samir Iyo Iimaan Saadiq Ah Oo Sugan Ka Siiyo.

 

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews