Magaalooyin Waa Weyn Caalamka Oo Laga Mamnuucayo Baabuurta Ku Shaqaysa Naaftada + Masuliyinta Magloyinka Ugu Waawayn Oo Ku Dhawaaqay Go,aankan H
December 2, 2016 - Written by Berbera Today
Hargeysa(Berberatoday.com)-Hogaamiyayaasha afar magaalo oo waa weyn oo caalamka ku yaal ayaa sheegay in ay joojin doonaan isticmaalka dhammaan gawaarida ku shaqeysa naaftada wixii loo gaaro 2025.

Maayirada magaalooyinka Paris, Mexico City, Madrid iyo Athens ayaa sheegay inay xayiraadda dhaqangalin doonaan si ay wax uga qabtaan tayada hawada magaalooyinkaas.