berberatoday.com
Maxaa Kasoo Baxay Kulamadii Gudoomiye Musharax Muuse Biixi Cabdi Iyo Qoorweynta,Waxgaradka, Mujaahidiinta Iyo Aqoonyahanka Gobolka Saaxil
December 2, 2016 - Written by Berbera Today

vlcsnap-2016-12-02-15h02m44s105Berbera(Berberatoday.com)-Labadii Casho ee u Danbeeyay Waxa Xarunta Gobolka Saaxil e Berbera Ku Sugnaa Gudoomiyaha Xisbiga Kulmiye Ahna Mushraxa Madaxwyne e Xisbigaasi Muuse Biixi Cabdi,

Maalintii Khamiista Ahayd[Waa Shalay} Ayaa Gudoomiye Muuse Biixi  Waxaa Uu Labo Gabal Dhac  Uu Kulamo La Qaatay  Guruubo Kala Duwan o Afkaaro Kala Aaminsan

Maalintti Shalay Ahayd [Waa Khamiistii} Waxaa u Gudoomiye Muuse Biixi Qado Sharaf Kula Kulmay Salaadiin ,Xildhibaano iyo Rag Miisaan Ku Leh Gobolka Saaxil o ay kamid Ahaayeen Suldaanka Guud Suldaan Maxamuud axmed Sheekh, Xildhibaan Siciid Cartan, Ex Mayor Cabadala Maxamed Carab, Suldaan Cali Saleebaan ,Madashan Qado Sharfeedka Ahayd Ayaa Si Hufan o Aan Waxba Caloosha Lagu Haysan Loowada Hadlay,

Oday kamida Raga Ka Qaybgalay Kulankan o Magaciisa Ka Gaabsaday in La Shaaciyo  Ayaa Hadhwanaag News u Sheegay in Lays Calool Xaadhay, Runtii Wixii Jirana Laga Wada Hadlay,Waxaanu Yidhi

Muuse Biixi Waa Musharaxa Madaxwayne e Xisbiga talada Somaliland Haya e Kulmiye,  Waxaanu Naga Doonaya Cod Hadii Eebe Xukmo, Laakiin Arimo Badan o Qaldanaa o Gobolkan Saaxil  Ka Dhacay Ayaanu u Tirinaynay in uu Aamusnaaan Kaga Jawaabay o Xataa Madaxwayntii Gobolkan e Arimaha Qaarkood Isku Khilaafay Ayuu Dhinac Raacay,

Odaygan o Hadlkiisu kululaa Ayaa Soo Gaabshay hadalkiisa o Wuxuu yidhi,

Adeer Qodab Guud Ayaanu Isla Qaadanay Dhamaantayo Cidii  uu La Kulmay oo Dhami , In Aanu Taageerno Mushraxnimadiisa Madaxwayne Nimo, Ta Gudahayagana Anagaa Dhamaysnayna,

Todabadyadii u Danbeeyay Sidaynu Lasoconay Guddoomiyaha Xisbiga Kulmiye iyo Waftigii u Hogaaminayay e Qaybta Ka Ahaa Waftigii Madaxwayne Siilaanyo e Kuur Galka Abaaraha Waxa garab Socday Xod Xodashada Beelaha  Sidii Cod Looga Heli Lahaa Xiliga Doorshad e Fooda Inagu Soo haya,

Si Kastaba Xaaladuhu ha Ahaadaane Gudoomiyaha Xisbiga Kulmiye e 48 Saacadood e Danbeeyay Ku Sugnaa gobolka Saaxil Odaraskiisii Dhanka Taageerida e Reer saaxil  Wuxuu  Kusoo Dhawaaday In   80% uu  Ka Natiijo Keenay, Khilaafkii Odayaasha kala fadhiyayna uu  Dadaal u Galay  in u Ku Qanciyo Kulan Deg Deg ah o Ay Yeeshaan Kuna Suuliyan Wixii Hore iyo Mabaa,Didii Ay kala Qabeen,

Gudooomiyaha Xisbiga Kulmiye Ayaa Maalinta Bari Ahna Qado Sharaf Loogu Samayndoonaa Degmada Sheekh Abdaal Iyadoo La Filayo in u Socdaalo Kale uu  Ku Tagi Doono Degmada Laaso Dawaco  e Gubanka Bari  e Gobolka Saaxil Ku Taala Taas  oo Muhiim u ah Waqtiyada Olalayaasha Codadku Socdaan,

 

 

 

Wariye Yasin Jaamac Cali

Berbera/Somaliland

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews