berberatoday.com
Wasiirka Wasaarada Khayraadka Biyaha Oo Cadeeyey In Madaxtooyada Laga Hor Istaagay Iyo Shirkii9 Golaha Wasiirada Ee Khamista
December 2, 2016 - Written by Berbera Today

Hargeysa(Berberatoday.com)-Wasiirka wasaarada Khayraadka biyaha Baashe Cali Jaamac

ayaa waxaa uu shabakada Ilaysnews.com u cadeeyey in laga hor istaagay in uu gudaha u galo madaxtooyada

Wasiirka ayaa waxaa uu sheegay in saaka isaga oo raba in uu madaxtooyada galo si uu uga qeyb galo shirkii golaha wasiirada markii uu gaadhey kadinka  madaxtooyada lagu war galiyey in la baadho isla markaana uu arintaasi ku gacan seydhay .

 

 

Muddane Baashe Cali Jaamac Wasiirka biyaha Somaliland waxaa uu sheegay in aanu garaneen sababta isaga oo wasiir ah oo xasanad qaranka u haya hadana ciidanka madaxtooyada amarka loogu siiyey in la baadho

Sidoo kale wasiirka ayaa waxaa uu sheegay in murankii ka dhaxeeyey isaga iyo ciidanka madaxtooyada ay soo kala dhex galeen laba wasiir oo uu ku sheegay wasiirka Warfaafinta Mr.Cadaani iyo wasiirka gaashandhiga Mr. Cadami isla markaana ay ku war galiyeen in ay madaxweynaha u tagi doonan oo ay arintaasi ku soo war galin doonan isna iska noqdo .

Dhinca kale wasiirka ayaa waxaa uu ka cudur daartey in wax muuqaal ah laga duubo ka dib markii saafiyiin ay u tageeen. 

Wasiirka wasaarada warshadaha Somaliland Shuceyb Maxamed Muuse ayaa isla maanta duhurkii ergo ugu yimid wasiirka biyaha si uu u dhex dhexaadin arintan uga galo .

 

 

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews