berberatoday.com
Wasiirka Wasarada Khayraadka Biyaha Oo Laga Hor Istaagay Shirkii Khamiislaha Ahaa Ee Golaha Wasiirada Ee Madaxtooyada Ku Qabsoomi Jiray Iyo Sababta Keentay
December 2, 2016 - Written by Berbera Today

Hargeysa(Berberatoday.com)-Wasiirka wasaarada biyaha Somaliand Baashe Cali Jaamac ayaa waxaa ay Shalay ciidanka ilaalada madaxtooyadu ay ka hor isagateen in uu gudaha u galo xarunta madaxtooyada .

Ciidanka ayaa wasiirka ku amrey in baadhitaan lagu sameeyo ka hor inta aanu gudaha u galin madaxtooyada oo uu shalay ka dhacaayey shirkii golaha wasiirada oo khamiis kasta dhaca

 Baadhitaanka wasiirka ay ciidanku ku war galiyeen ayaa sida aanu xogaha ku helayso uu wasiirku ku gacan seydhay isla markaana muran xoogani ka dhex dhashe isaga iyo ciidanka ilaalada madaxtooyda .

Xubno wasiiro ah oo ay ka mid yahiin wasiirka Warfaafinta iyo gaashandhigu ayaa waxaa ay kala dhex galeen muranka cakiran ee hakiyey habsami u socodkii gali taanka madaxtooyada waxaana xoguhu intaas ku darayaan in uu wasiirkii dib uga laabtay madaxtooyada oo aanu ka qeyb galin shirkii golaha wasiirada

Arintan ayaa waxaa ay ku soo beegsaa xilli uu dhawaan wasiirkani dhaliilo xoogan u soo jeediyey wasiirka madaxtooyada Maxamuud Xaashi

 

 

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews