berberatoday.com
Sharaabka Soodhaha Leh & Saamaynta uu Ku Leeyahay Hurdada !
December 3, 2016 - Written by Berbera Today

Kondon(Berberatoday.com)-Deraasad cusub oo  laga soo saaray dalka Maraykanka ayaa lagu cadeeyay in dadka Qaan-gaadhka ah ee aan Seexan 5 saacadood wax ka badan habeenkii inay aad u cabbaan cabitaanada uu ku badan yahay Soodhuhu.

warka cabitaanka uu soodhuhu ku badanyahayDersaadan oo lagu soo bandhigay Sleep Health oo Wargeyska Himilo Tarjumay ayaa lagu cadeeyay in hurda yaraanta faraha badani ay ka dhalato cabbista badan ee soodhaha.

Cilmi baadhayaasha ayaa waxay baadhitaan ku sameeyeen intii ay cilmi-baadhistani socotay ku dhawaad 19,000 oo dhallinyar ah waxaana natiijadii ka soo baxday xaqiijisay in 13% ay seexdaan habeenkii 5 saacadood ama wax ka yar oo ay sababtu tahay inay cabbeen cabitaan ay ku badan yihiin Macaanka iyo Soodhuhu.

Eric Brather oo isagu ka mid ahaa Khubarada soo bandhigtay deraasadan kana socday jaamacadda California ee ku taalla San Francisco ayaa waxa uu yidhi “Sababta kaliya ee keenaysa in sharaabka uu soodhuhu ku badan yahay uu keeno hurdo yaraanta waxay tahay in ay ku jirto maaddada Caffeine-ta, waayo? Caffiene-tu waxay burburisaa oo ay baabiisaa maaddo Kimikal ah oo ku jirta maskaxdeena waana maaddada ina dareensiisa in aynu u baahanahay hurddada”.

 

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews