berberatoday.com
Muxuu Musharax Muuse Biixi Cabdi Ka Yidhi Shirkii Baxarasaafka Ee Beesha Gobolka Saaxil Muxuuse Bulshada Reer Saaxil Fariin Ugudbiyay”Daawo Muuqal
December 4, 2016 - Written by Berbera Today

dsc06148Abdaal(Berberatoday.com)-Gudoomiyaha Xisbiga tallada haya ee Kulmiye Muuse Biixi Cabdi ahna Murashaxa Madaxweynaha Xisbigaas, ayaa kulamo la qaatay waxgaraadka, dhalinyarada iyo aqoonyahanka Gobolkaas. Kasoo kala hadlay arrimo door ah oo ay gobolka kala tirsanaayeen,isla markaana iska shaafiyey qardoofooyin Siyaasadeed oo soo kala dhexmaray.

Sidoo kalena Musharraxa Madaxweynaha Kulmiye Muj. Muuse Biixi Cabdi ayaa Maanta qado sharaf loogu sameeyey Magaalada sheekh Abdaal ee degmada Mandheera, waxa uu goobtaas kulan garnaqsi ah gondaha is dareen qoorweynta gobolka Saaxil, waxanay goobtaas isku shaafiyeen Musharrax Muuse Biixi iyo Bulshada Saaxil waxyaabo ay kala tirsanaayeen oo ay kamid ahaayeen Shirkii Baxarasaafka iyo arrimo kale oo mudada Xukuumadani tallada haysay gobolkaa ka sameysay.
Halkan hoose kaga bogo sawiiradda Soo dhoweynta.

 

 

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews