berberatoday.com
Xoghayaha Degmada Berbera Ee Xisbiga Wadani Aqoonyahan Ismaaciil(Dheeg) Waxaan Halkan Hanbalyo Balaadhan U Marinayaa Hogaanka Loo Doortay Garabka Dhalinyarada Ee Xisbiga Wadani Ee Gobolka Saaxil. Oo ah hogaankan miisaan culus ku leh G/sail.
December 4, 2016 - Written by Berbera Today

Aniga oo ah Xoghayaha Degmada Berbera ee Xisbiga wadani waxaan halkan hanbalyo aan la soo koobi Karin u marinayaa Sxbkay Aqoonyahan Sayid Cali Maxamed Cilmi oo shalay Galab ay dhalinyarada Xisbigu u doorteen Gudoomiyaha Garaklbka Dhalinyarada G/saaxil ee Xisbiga Wadani, Sxbkay Khadar Xasan Jaamac oo shalay galab ay dhalinyarada Xisbigu u doonteen Gudoomiye ku xigeenka Garabka Dhalinyarada G/saaxil ee Xisbiga Wadani iyo Walaashay Hinda Maxamed Cadil oo iyana shalay galab ay dhalinyarada Xisbigu u doorteen Xooghayaha Garabka Dhalinyarada G/saaxil ee Xisbiga Wadani Hadaba masuulinyiintan inta aan aqoon bila aadan loo yeesho aan u leeyahay waliba gaar ahaan Gudoomiye Sayid oo ah shaqsi aan aqoon xeel dheer u leeyahay inta Bila aadan la barto,runtii waan hubaa ooo waa masuuliyiin hawl kar ah oo aqoon iyo kartiba Ilahay haybad u siiyey runtii waa Hogaamiyaal xeel dheer oo waliba dhalinyarada Gobolkana aad ugu xidhan. Waxaanaa filayaa in ay xisbiga ku soo kordhindoonaan awoood siyaadadeed oo ku fadhida cilmi iyo karti .

 

 

 

Aqoonyahan: Ismaaciil C/Laahi Cilmi ( Dheeg) 

Xoghayaha Degmada Berbera Ee Xisbiga Wadani
Dheeg99@hotmail.co.uk 0634120761 telesom

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews