|
berberatoday.com
Maamulka Iyo Masuuliyiinta Shabakada Wararka Ee Berberatoday.com Waxay Hambalyo Udirayaan Agaasimaha Guud Ee Wasaarada Warfaafinta Madaxweyne Siilanyo Umagacaabay Axmed Abokor Maxamed
December 4, 2016 - Written by Berbera Today
Bahda shabakada wararka Berberatoday.com waxay ilaahay uga baryayaan(Haldoor Ahmed Abokor.) inuu ilaahay ku guuleeyo kuna asturo xilkaas culus ee loo magacaabay. Markale waxa aanu leenahay hambalyo Hambalyo Hambalyo Agaasime Axmed Abokor Maxamed
Berberatoday.com COMMENTS
|
||||
|